XISBIGA TOWFIIQ
Horumar • Nabad • Midnimo • Cadaalad
DOORASHA HOOSAADKA XISBIGA TOWFIIQ - 2026
Golahaha Doorashada
HABRAACA DOORASHADA
AWAAMIRTA MUHIIMKA AH
Codkaagu waa qarsoodi, qofna kuma qasbi karo codkaaga
Hufnaanta doorashada waa lama huraan
Waqtiga doorashada waa 48 saac ama ugu badnaan 3 maalin
Kaarka Aqoonsiga codbixiyaha waa lagama maarmaanka